Sports

Juan Cuadrado Oo Kusii Jeeda Koox Ka Dhisan Germalka

RADIO DANAN: Ciyaaryahankii hore ee Kooxaha Fiorantina iyo iyo Chelsea hadana u cayaaro kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa la sheegayaa in uu dalab xoogan ka helay kooxda Brussi Dortmound ee ka cayaarta gudaha dalkaasi Germalka.

Xidigan ayaa waqti wanaagsan ku qaadanaya magaalada Torino ee Dalkaasi Talyaaniga isaga oo guulo ku hogaamiyay kooxdiis aJuve sanadkii tagay.

Xidigga ayaa xiriir ka helay kooxda ka cayaarto Signal Eduna Parka si uu ugu biiro Brussi Dortmund.

wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ay kooxda Juventus ay diyaar u tahay in ay xidigga Iibiso hadii miiska loo saaro lacagaha ay u baahantahay.

Xidigana ayaa leh qaab ciyaareed heer sare waxa uuna wax badan ka badali karaa qaab ciytaareedka kooxda weyn ee reer Germal.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil