Sports

Man City Oo Ku Dhawaaneysa Saxiixa Alexis Sanchez

RADIO DANAN: Kooxda kubadda Cagta ee Manchester City ayaa ku sii dhawaaneysa saxiixa boqorka Chile iyo kooxda Arsenal Aexis Sanchez.

Xidigan ayaa sheegay in uu sii joogio doonin Emirates hayeeshee ma uusan carabaabin halka uu ku wajahanyahay.

Dail Mail ayaa qortay in Man city ay qorsheenayso in ay soo gaba gabeyso saxiixa Alexis maalmaha soo aadsan si ay bedel ugu dhigto Kun Aguero kaas oo qaab ciyaareed liita soo bandhigay sanadkii tagay.

City ayaa inta badan garoonkeed Ethihad kasoo dejisa xidigaha ugu magaca dheer dunida waxaana kooxda ay weli baadi goobeysa koobab badan oo ugu horeeyo koobka qaaliga ee Champions League.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com