Sports

Mourinho Oo Old Trafford Ku Soo Celinaaya Dimaria

RADIO DANAN: Macalinka Kooxda Kubadda Cagta ee manchester Utd Jose Mourinho ayaa doonaya in uu dib ugu soo celiyo Angel Dimaria garoonka Old Trafford ee ay ku cayaarto Kooxda kubadda cagta ee Manchester UTD.

Xidgan oo horey ugu fashilmay kooxda Man Utd ayaa laga yaabaa in uu dib ula midoobo macalinkiisii hore ee Real Madrid hayeeshee lama oga lacagaha ay utd ku qarash gareen doonto xidigaan.

Macalinkii hore ee kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid macalin Mo ayaa qorshihiisa ku darsaday xidigan waxayna wararka ay sheegayaan in uu xiriiro la sameeyay xidiga oo ay ka wada hadleen dib usoo noqoshadiisa.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil