Sports

PSG Oo Weli Ugaarsanaysa Xidig Katirsan Barcelona

RADIO DANAN: Kooxda Carbeed ee Paris Saint German ayaa weli toosh ka daba wadata xidiga heerka Caalami ee Kooxda Barcelona iyo xulka qaranka dalkaasi Brazil.

PSG ayaa sheegtay in ay laba jibaarayso lacagaha ay ku doonayso xidiggan islamarkaana ay ka go’antahay in ay soo qaadato inta uusan dhamaan xilli ciyaareedkan.

Wargeyska cayaaraha ka faalooda ee Metro ayaa sheegay in ay macquul tahay in 100 Million ay PSG u adeegsato saxiixa xidigan.

Sidoo kale kooxda Barcelona ayaa ka gaabinbaysa dalabka ka soo yeeraya PSG waxayna Balagurana doonaysa in ay sii ceshato laacibkeed heerka Caalami.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil