Audio Warar Wararka

Dhagayso: Cusmaan Xaadoole Oo La Sheegay In Uu Yahay Danbiiile Nabsi Ka Galay Shacabka D/Balcad

RADIO DANAN: Gudoomiyaha D/Balcad Cusmaan Xaadoole ayaa la sheegay in uu yahay shaqsi danbiyo badan galay islamarkaana uu yahay qof u janjeera hal dhinac.

Hadaba wariyaheena Maxamed C/wahaab nuur abuuja ayaa warbixin ka diyaariyay nolosha iyo maamulka xaadoole isaga oo soo xiganaya shacabka degmadaasi iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolkaasi.

Hoos ka dhagayso warbixinta.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil