Audio Warar Wararka

Dhagayso: Wasiir Canshuur oo sheegay in DFS ay gacanteeda ku soo celin doonto furaha +252

RADIO DANAN: Shir jaraa’id oo uu maanta Muqdisho ku qabtay Wasiirka Boostada Iyo Isgaasrsuiinta Mudane Cabdi Canshuur ayaa waxa uu sheegay in DFS ay gacanteeda ku soo celi doonto furaha wadanka (Country Code) ee +252,

Wasiirka ayaa sheegay in furaha +252 iyo Domainka astaanta u ah Internet ee .SO ay yihiin hanti ay leedahay dowladda islamarkaana ay gacanteeda ku soo celin doonto.

lama oga in shirkadaha dalka iyo ganacsatada gacanta ku heysa furaha +252 ay ogolaan doonaan in ay dowladdu ku wareejin doonaan iyo inkale.

Hoos Ka dhageyso Shirka Jaraa’id

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil