Audio Warar Wararka

Dhagayso: Mas’uuliyiin katirsan DFS Oo Sheegay In Lacagta Ethiopia Laga Isticmaalo Deegaano Ay Maamusho Dowladda

RADIO DANAN: Maamlmihii danbe waxa jirtay xiisado ku aadan diidmada lacagta kunka shilin qaar kamid ah gobolada dalka.

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee D/Caabud waaq ee G/Galgaduud ayaa sheegay in ay sax tahay in lacagta Birta Ethiopia iyo lacagta Dollarka Mareykanka.

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ayaa sheegay in kudhow muddo bil ah aan lacagta kunka shilin ka shaqeyn degmadaasi waxaana uu sheegay in dowladda fderaalka Soomaaliya looga baahanyahay in ay wax ka qabato arintaasi.

Hoos ka dhagayso wareysiga.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil