Audio Warar Wararka

Dhagayso: Maydadka 8 Rag Oo Ka Tirsan Xarakada Alshabaab Oo La Soo Bandhigay.

Radio Danan: Cabdi Buule Cabdulle oo kamid ah saraakiisha Ciidamada DFS oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen Duleedka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo halkaas oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano katirsan Kooxda Al-shabaab,
Cabdi buule Cabdulle ayaa sidoo kale sheegay in ay 2 kamid ah xarakada Al-shabaab oo ay ku soo qabteen Nolol ay soo bandhigeen sidoo kalena ay soo bandhigeen meydadka 8 kale oo ay dagaalka ku dileen sida uu Danan u sheegay.
Hoos ka dhagayso Wareysiga.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil