Warar Wararka

Muqdisho: Internetkii Oo Dib U Soo Noqday

Radio Danan: Kadib 23 maalmood oo internet la’aan ah maanta waxa shacabka reer muqdisho ay dib u heleen adeegii Internetka.

Fiilada Viber Optica ee internetka soo gaarsiisa Soomaaliya ayaa waxa jaray Markab ganacsi kahor 23 maalmood taas oo sabab u noqotay in ay joogsadaan adeegyadii internetka ee wadanka inkastoo dalka laga isticmaalayay internet nuuca SETTELITEKA.

Shacabka reer Muqdisho ayaa aad ugu farxay soo noqoshada Internetka waxaana badi dhalinyaradii isticmaali jirtay baraha bulshada ay ku noqdeen mashquulkoodii internetka.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil