Dhageyso : Masuuliyiin katirsan degmada Jalalaqsi oo eedeyn u jeedinaya gudomiyaha degmadaasi

0

MUQDISHO-Danan- FM- Gudoomiyaha dagmada jalalaqsan Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu musoqmaasuqay deeq dhaqaalo oo loogu talagalay dadka ay baruhu saameeyeen gudoomiye ku xigeenada dhinac maaliyada iyo amniga dagamada Jalalaqsi ayaa waxa ay sheegeen in lacag cadadeedu gaareysa ilaa 16kun oo doller oo qaatay islamaarkaane wax waliba dhibaato ah halkasi ka dhaca lagula xisaabtamdoono.

Hoos kadhageyso

Riix halkan

NO COMMENTS