Dhagayso: Maamulka Khaatumo State oo ka hadlay heshiis ay la galeen Somaliland

0

Radio Danan: Afhayeenka maamulka Khaatuma state oo wareysi siiyay Idaacadda Dana isaga oo ku sugan Mgaalada hargeysa ayaa sheegay in ay heshiisyo badan la gaareen Somaliland.

Afhayeenka ayaa sheegay in ay sabata keentay in ay wadahadalao la galaan Somalilad ay sabab u tahay wanaagga badan ee ay ka heleen Somaliland isago oo intaasi raaciyay in dowladii uu hogaaminayay Xasan Sheekh Maxamuud ay maamulkood si aan wanaagsanayn ula dhaqmin.

hoos ka dhagauyso wareysiga.
Riix Halkaan

NO COMMENTS