Audio Warar Wararka

Dhagayso: Tiro Dad Ah Oo U Geeriyooday Cudurka Shuban Biyoodka

Cudurka shuban biyoodka ayaa fara ba’an ku haaya gobolada dalka Waxaana cudurku uu galaafsaday nolosha dad badan labadii bil ee lasoo dhaafay,

Tuulada laba garas ee hoostgata Gobolka Shabeellaha dhexe oo kamid ah goobaha uu ka dilaacay cudurka daacuun calooleedka ayaa waxa uu labadii maalin ee lasoo dhaafay u geeriyooday ugu yaraan ila 5 qaf sida uu Danan u xaqiijiyay mid kamid ah dadka deegaanka oo intasi kudaray in ay hadda cudurka lajiifaan dad badan islmarkkaana aanay jirin gawaari dadka lagu gaarsiiyo goobaha caafi caafimaad wax gar gaar ahna aan lasoo gaarsiinin deegaanadaasi sida uu hadalka u dhigay.

si kastaba ha ahaatee Abaaraha baahsan ee dalka ku dhuftay ayaa sawabtay in ay dilaacaan cudurro badan oo ay kamid yihiin jaleecada iyo shuban biyoodka kuwaaas oo sawab u noqday nolosha dad fara badan.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com