Warar Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Toogatay Shaqsi Horey Loo Xukumay

Maxakamadda ciidmada qalabka sida ayaa saakay fulisay toogashada qof Al- sahabab ahaa oo lasheegay in uu ka danbeeyay weerarkii suuqa beerta.

Saakay oo khamiis ah ayaa shaqsigan lagu toogtay iskool buluziyo oo ah halka ay maxkamddu ku fuliso dilalaka toogashada.

waxa jira shaqsiyaad kale oo ay dowladdu ku xukuntay dil toogasho ah balse aan weli la fulinin hayeeshee lagu howlan yahay.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil