Warar Wararka

Fanaanka Ilka Case Qeys Oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray

Fanaanka caanka ah ee ilka case qeys kuna caan baxay qaadista raabka ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ilka case qeys oo ay Soomaalida u taqaano Boqrka raabka ayaa maalmihiihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dlkaasi Kenya halkaas oo uu fanaanka taageeriyaashiisa ug qabanaayay bandhig faneedyo.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaaa in uu fanaanka kulamo gaar ah la qato taageerayaashiisa isagoona soo bandhigi doono bandhig faneedyo ay ka qayb geli doonaan taageerayaashiisa.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil