Warar

Gudoomiyaha Gobolka Benadir oo La sheegay In Is Bedel Uu ku Samayn Doono Gudoomiyaasha Degmo ee Gobolka Benadir.

15.06.2017: Gudoomiyha Gobolka Benadir Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa la sheegay in uu wado qorshe uu ku badali doono qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmo ee Gobolka Benadir.
sidoo kale warar hoosaad oo ay Danan heshay ayaa sheegaya marka xil ka qaadis uu ku sameeyo gudoomiyaasha degmo ee u qorsheesan ayaa ku wa badali doona noqon doona dhalinyaro isla markaana ku cusub saaxada siyaasadeed ee dalka Somaliya.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil