Warar Wararka

Faah Faahina Dheeraad Oo ka Soo BaxaySa Qarax Muqdisha Ka Dhacay.

15.06.2017: Qaraxani oo si weyn looga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Benadir ayaa waxa uu ka dhacay dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka.
qaraxani ayaa ahaa mid laga soo buuxiyay Gaari islamarkaana waxa uuna ku qarxay afaafka hore ee isbitaal dhanka dhabarka uga aadanaa Guriga Hooyooyinka.
saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in ay marki horeba ay ku raadjoogeen gaarigan isla markaan shacabka halkaa ku socdaalayay loo sheegay in ay ka fogaadaan.
ugu danbayn qaraxa ayaa wax qasaara nafeed geesan islamarkaan uu noqday mid kaligii iska qarxa maadaama lagu raad joogay gaarigan qarxi doona.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil