Dowladda New Zealand oo sheegtay in ay deeq lacageed ah ay ku wareejin doonto 3 kamid dowladaha dhaca qaaradda Africa.

0

Radio Danan: Wasiirka ariha Dibadda dowladda Zealnad Gerry Brownlee ayaa ku dhawaaqay in dowladiisa ay ku dhawaad $5 milyan oo dollar ay siin doonto dalalka kala ah Somali,koonfurta suudaan iyo Dalka yeman.
sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in dowladiisa ay gacan weyn ka qaateen U gurmadka dadka ay abaartu saamaysay waxa uuuna xusay in ay had iyo jeer ay u mariyaan deeqahani lacageed Hay’adda Qaramada Midoobe.

NO COMMENTS