Warar Wararka

Dhul Gariir Khasaare Gaystay Oo Ka Dhacay Waqooyi Bari Ee Dalka Iiraan

2 qof ayaa ku geeriyootay halka inkabadan 400 qof ay ku dhaawacmen dhul gariir qasaare geystay ayaa kadhacay Waqooyi Bari ee dalkaasi Iiraan.

inkabada 7KM ayuu dhul gariirka ka dhacay waxa uuna sababay bur burka guryaha iyo dhismihii ka agdhawaa.

hey’adaha gar gaarka ee dalkaasi Iiraan ayaa shegay in la la’yahay 5 qof kuwaas oo la aaminsanyahay in ay ku dhinteen bur burkii ka dhasahy dhul gariirka hayeeshee ma ahan mid la xaqiijin kar5o.

waa isla dhul gariirkii labaad oo dalkaasi ka dhaca tan iyo bilowgii sanadkan waxaan bishii tagtay ee april dhul gariir kan kaweyn uu ka dhacay magaalada mashahad kaas oo qabsaday inkabadan 100km.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil