Audio Warar Wararka

Dhagayso: Maxaa badalay Siyaasaddii Ethiopia Ay Kula Dhaqmi Jirtay Soomaaliya

Siyaasi C/risaaq xaaji oo u waramay idaacadda Danan ayaa sheegay in isbedelka siyaasadeed ee Ethiopia ay lasoo baxday iyo jil jileeca ay u muujinayso DFS ay ka danbeyso dana gaar ah oo ay Ethiopia leedahay.

Siyaasiga ayaa sheegay in Ehiopia ay ka cabsatay in DFS ay xiriir wanagsan layeelato Dowladda Masar oo ay mucaarad yihiin Ethiopia taasna ay sawabtay in ay Ethiopia saaxiib kumeel gaar ah ay ka dhigato Somaliya si aysan fursad u helin Masar oo ay macquul tahay hadii ay isfahmaan DFS ay saldhig Military ay ka furato Soomaaliya sida ay kal horeyba ugu furatay Eritrea.

Siyaasi C/risaaq ayaa ugu danbeyn sheegay in siyaasadda Ethiopia ay waqti walba tahay mid lagu dhagrayo Soomaaliya wax ixsaan ahna aysan jirin sida uu Dnana usheegay halkaaan ka dhagayso.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil