Audio Warar Wararka

Dhagayso: Guddi Ka Socday KGS Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Deegaano Kamid Ah KGS

Xil maxaad maxamed Ciise oo la ahadlay idaacadda Danan ayaa sheegay in ay deeq lacageed ay gaarsiiyeen deegaanada Afgooye Number50, Marko iyo deegaano kale oo hoostaga maamulka KGS.

Xildhibaanka ayaa sheegay in iyagoo ka kooban wafdi isagu jira Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale aya sheegay in ay gaareen deegaano kamid ah maamulka KGS halkaas oo ay kajiraan abaaro baahsan.

sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in KGS ay ku howlantahay sidii ay deeganada kale ee maamulka ay u gaarsiinlayhaayeen deeqo ka dhageyso halkaan wareysiga aan layeelanay xildhibaanka.

Riix Halkaan

{Audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2017/05/Xildhibaan-Maxaad-Maxmed-Ciise.mp3}

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil