Sports

Alvaro Morata Oo Bananka Usoo Saaray Hadal La Baadi Goobayay

Tababare Diego Simeone ayey kaamirada qabatay isagoo si hoose ula kaftamaya weeraryahanka Real Madrid Alvaro Morata kaas oo isku kululeynayay diilinta uu taagnaa macalinka reer Argentina ee leyliya Atletico Madrid.

Guud ahaan saxaafadda Spain ayaa ku fashilmay iney fasiraan wixii uu Simeone kula hadlay Alvaro Morata madama ay caan ku yahiin iney inta badan fasiraan hadalada qarsoon.

Simeone wuxuu saxaafadda kaga guuleystay inuu afka saartay gacanta taasna ay ka hor istaagtay iney xal u helaan, balse Alvaro Morata ayaa kashifay wax walba oo uu u sheegay Simeone.

“Simeone wuu ila kaftamay, hal midna waxey aheyd wax aan shaqo ku laheyn kubadda cagta” ayuu yiri 24-jirkaan oo saxaafadda la hadlay kadib guushii Granada.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil