Warar Wararka

Boqolaal Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Bad Baadiyay Xeebaha Talyaaniga..

DANAN: Dooni siday tahribayaal afrikaan ah oo ay ku jireen boqolaal soomaali ah ayaa lagu bad baadiyay xeebaha Talyaaniga,

doomaha oo ahaa 2 dooni ayaa ka ambabaxay xeebaha Libiya iyo Masar waxayna saarnaa qaxooti tahriibiyaal ah oo kusii jeedeen dalka wadamada Europe si ay u helaan nolol dhaanta midda ay ku haystaan dalkooda,

qaxootiga la bad baadiyay ayaa isugu jray Soomaali, Ethiopian, Eritrian, Sudanes iyo mawaadiniin kale oo kasoo kala jeeda wadamada Africa.

dhalinyarada soomaaliyeed ayaa marwalba nafsadoodu qatar geliya waxayn ku tahriibaan badda medtrenianka ee u dhaxaysa Africa Iyo Europe,

qaxootiga la bad baadiyay ayaa waxa loo gudbiyay xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla dalkaasi talyaaniga, manna jirto wax dhimasho ah.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com