Sports Warar Wararka

Shir ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Isboortiga Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho..

DBN: Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa maanta furay shir ay soo qaban qaabisay wasaaradda isboortiga iyo dhalinyarada soomaaliya shirkaas oo looga hadlayay sidii loo hormarin lahaa isboortiga dalka oo ay kasoo qayb galeen wasiirada isboortiga maamul goboleedyada dalka,

wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga marwo khadiijo maxamed diiriye oo shirka ka hadashay ayaa sheegtay in wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga ay ku howlantahay sidii loo hor marin lahaa isboortiga dalka,

shirkan ayaa maanaya xilli uu muqdisho soo booqday madaxweynaha xiriirka kubadda cagta africa Axmed Axmed.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil