Videos Warar Wararka

Daawo:Xuska 18 May ee Somaaliland oo Sanadkaan la joojiyay

Maamulka Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba sanadkan la joojiyey xuska 18 May oo ah sanad guuradii 26-AAD ee kasoo wareegtay markii Somaaliland ay shaacisay in ay ka go’aday Somaaliya inteeda kale.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo arrinka ka hadlaya ayaa wax auu  badka soo dhigay sababaha sanadkan loo joojiyey xuskaasi.

Mudane Cadaani ayaa sheegay in sababta loo joojiyay Sanadkaan Xuskaas uu yahay in dhaqalihii lagu sameen lahaa dabaaldega lagu bixiyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil