Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Dil Caawa ka dhacay qeybo kamid ah duleedka Muqdisho

Kooxo hubeysan oo watay bustoolado ayaa caawa qeybo kamid ah duleedka Magaalada Muqdisho waxaay ku dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Somaaliya.

Labo askari oo ah kuwa Canshuurta qaada ayaa lagu dilay agagaarka Jaamacadda Shabeelle ee duleedka Muqdisho,waxana la shegay in kooxdii dishay ay goobta isaga baxsadeen.

Sidoo kale waxaa la sheegay in mudo saacad ku dhow ay goobta ku sugnaayeen Kooxda dilak geysatay,iyagoo sheegay in qofkii qaada Meydka ay dili doonaan.

Sayid Axmed oo kamid ah Bahda tababarka Idaacadda Danan ayaa waxaa ka Warestay Wariyaheena Cabduqaadir Maxamed Nuur(Jakaarta)

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil