Warar Wararka

Diyaaridihii qaadka oo Maalintii labaad ka dagay jowhar

Maalintii laabad ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxa ka degay Diyaarado sida qaad kuwaas oo ka yimid Gudaha dalka Kenya.

Ilaa Lix diyaaradood oo sida qaad ayaa la Sheegay in Maanta ay halkaasi ka dageen,kadib markii Ganacsatada qaadka ay qaaten go’aan cad markii Wasaarada maaliyada Somaaliya ay ku kordhisay Canshuurta.

Magaalada Muqdisho ayaa laabdii Maalmood ee la soo dhaafay dhanka ka Ganacsiga qadka waxa uu ahaa mid ka dwuan sidii hore waxaana jira in xooggaa sicir barar laga dareemayo qadka.

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa soo dhaweeyay wareejinta qaadka ee Garoonka diyaaradaha Magaalada jowhar,iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay soo dhaweeyaan.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com