Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Doorka dowladda ee Gurmadka abaaraha oo la soo bandhigay

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo bandhigay doorka dowladda Somaaliya ay ka qaadatay u gurmashada dadka Somaaliyeed ee abaartu saameysay kuwaas oo hada qaarkood barakac ku ah qeybo kamid ah duledka muqdisho.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in dowladda Federaalka Somaaliya ay dhistay Guddi ka kooban 26 xubnood kuwas oo madaxda dalka iyo Culuma’udiin ay qeyb ka yihiin.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay dowladda Somaaliya ay sii wadi doonto u gurmashada dadka ay abaartu saameysay ee ku nool qeybo kamid ah dalka Somaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com