Warar Wararka

Akhriso:War ka soo baxay Maamulka Hir-Shabeelle

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa soo dhaweeyay Go’aankii ay qaateen Ganacsatada qaadka kaas oo ku aadanaa in Diyaaradihii qaadka ee ka soo degi jiray Garoonka Aadan-Cade loo wareejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada jowhar.

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa lagu soo dhaweeyay talaabada ay qaadeen Ganacsatada,waxaana lagu yiri Warka qoraalka ah ee ka soo baxay.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil