Dhageyso:-Madaxweyne Cosoble oo Shacabka Buulo-Burde u jeediyay hal arin

0
1

Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ayaa faariin u diray Shacabka ku nool degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan

Madaxweyne Cosoble,ayaa ka dalbaday shacabka degmada Buulo-Burte in ay la shaqeeyaan Ciidanka Hiil walaal ee dowladda Jabuuti ka socda kana tirsan Amisom.

Madaxweyne Cosoble ayaa sii joogi doona Buulo Burte Maalmo si xal looga gaaro xiisad ka dhalatay dil loo geystay askari ka tirsan Ciidanka jabuuti dilkaasi oo looga shakiyay mid kamida Ciidanka dowlada Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cosoble
Riix Halkan

NO COMMENTS