Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Dowladda Kenya oo lagu eedeeyay dhibaateenta Shacabka Somaaliyeed

Cabasho ayaa laga muujinayaa duqeymaha had iyo jeer Diyaaradaha dagaalka dalka kenya ka fuliyaan qeybo kamid ah gobolka Gedo,duqeymahaas oo ay waxyeelo ka soo gaaraan dad rayid ah.

Shalay oo u dambeysay Diyaaradaha dagaalka dalka kenya waxay duqeen ka geesteen deegaanka Daaru-Salaam,waxaana jira duqeentaas in ay waxyeelo ka soo gaartay dad Xoolo dhaqato ah.

Mid kamid ah dadka deegaanka Daaru-Salaam oo la soo xiriiray Radio Danan Muqdisho ayaa shegay in ay dhibaato ku qabaan Ciidamada kenya oo ahd iyo jeer ay duqeeyaan dadka rayidka ah.

Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com