Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Faah faahin ka soo baxeysa Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

Isla xalay ayaa lagu guuleestay in la demiyo dabkii ka kacay qeybo kamid ah suuqa weyn ee Bakaaraha,dabkaas oo ahaa mid aan saas u buurneen ayaa waxaa ka dhashay khasaaraha hanti ay la haayeen Ganacsato Somaaliyeed.

Gawaarida dab demiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in debkaasi ay demiyaan,waxaan sidoo kale gurmadka ka qeyb qaadanayay qaar kamid ah Ganacsatada.

Cabduqaadir Cusmaan oo kamid ah Ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa Danan faah faahin ka siiyay qaabka debkaasi uu ku bilaawday iyo jawiga guud ee saakay suuqa Bakaaraha.

Hoos Ka Dhageyso Codka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com