Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Faah faahinta dambkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

Dabkii ka kacay qeybo kamid ah suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay in markii hore uu ka bilaawday qeybta ay ku yaallaan Makiinadaha lagu shiido Qaxwada isalamrkaana Goobo hor leh uu ku sii faafay.

Dadweyne farabadan ayaa Goobta hada ku sugan iyagoo ku dadaalaya sidii debkaasi loo demin lahaa sidoo kale waxaa goobta ku sugan oo amaanka xaqiijinaya Ciidamo ka tirsan dowladda Somaaliya.

Ciidamada ayaa dadka qaarkood ka celinaya in Suuqa ay gudaha u sii galaan.

Wariyaheena Aniso Ibraahim Cadoow oo ku sugan suuqa Bakaaraha ayaa ku sugan goobta waxayna faah faahin ka bixineysa qaabka ay hada wax u socdaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil