Warar Wararka

War Deg Deg ah:Dab ka kacay qeybo kamid ah suuqa Bakaaraha

Dab ayaa goordhow ka akcay qeybo kamid ah suuqaweyn ee Bakaaraha ee degmada howl-Wadaag,dabkaas oo aan ilaa iyo ahda la ogeen waxa uu ku bilaawday.

Uurada dabka ayaa hada waxaa laag arkaaya inta abdan degmooyinka Gobolkaan Banaadir,waxana la sheegay in uu dabka ka kacay inta u dhaxeyso Suuqa Khaliifa iyo Dahablaha.

Dadweyne farabadan oo qaar kamid ah ay yihiin Ganacsato ayaa iminka ku sii qul qulaya Suuqa Bakaaraha si ay u galaan deminta dabkaas.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodana.net

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil