Dhageyso:-Idaacadda Danan oo dood ka sameysay Gollaha Wasiirada Cusub ee Somaaliya

0

Idaacadda Danan ee Magaalada muqdisho ayaa waxay dood ka sameysay xiisada ka taagan ama dooda ka taagan ansixinta Xubnaha Gollaha Wasiirada Somaaliya ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre.

Dooda ayaa waxaa ka qeybgeli doona Siyaasiyiin Caan ah oo kamid ah Siyaasiyiinta Somaaliyeed kuwaas oo kala ah Cali Axmed Maxamed(Cali Daacuun) iyo Cbdi Cali tooxoow,waxaan dooda xiriirin doona Wariye Faarax Ibraahim Yacquub.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Riix Halkan

NO COMMENTS