Dhageyso:-Idaacadda Danan oo dood xasaasi ah ka sameysay Gollaha Wasiirada Cusub

0

Idaacadda Danan ayaa dood xasaasi ah ka sameysay Magacaabista Gollaha Wasiirada Cusub ee Somaaliya ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Dooda ayaa waxaa ka qeybgalaya Xoghayaha dhanka Gaashaandhiga Ahlusuna Wal-jamaaca ee gobolada koonfureed Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal (Gees-dheere) iyo Suldaan Cabdi Cali oo kamid ah waxgaradka Somaaliyeed ee ku nool dalka kana soo jeeda Gobolka Shabeellaha hoose.

Dooda ayaa waxaa daadihinaya Wariye Maxamed Cabduwahaab Nuur(Abuuja)

Hoos Ka Dhageyso Codka Dooda

Riix Halkan

NO COMMENTS