Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Shir xasaasi ah oo ka dhacay dalka Imaaraadka Carabta

Gudoomiyaha Baarlmanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Wafdi wasiiro ah oo ku sugan dalka  Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay ka qayb galeen kulan looga hadlayay abaaraha kajira Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Kulanka Wafdiga gudoomiyha Baarlamanka Puntland iyo Ganacsatada dhaxmaray ayaa waxaa hal kudhig looga dhigay sidii loo caawin lahaa Bulshada Soomaaliyeed ee abaartu ragaadisay.

Kulankaan ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay gudoomiyha Baarlmanka Puntland Axmed Cali Xaashi waxaan Ganacsatada uu ugu warbixiyay xaalada ay gaarsiisantahay baarta xiligaan kajira puntland iyo saamaynta ay kuyeelatay Dadka iyo duunyada,

Gudoomiye Axmed Cali Xaashi  ayaa Gancsatada Ku nool dalka Imaaraad gaar ahaan magaalada Dubia  waxa uu ka Codasay ka  qayb qadashada gurmadka abaaraha kajira Soomaaliya oo dhan gaara ahaan  deegaanada puntland.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil