Gollaha Wasiirada Somaaliya oo Maanta la filayo in la magacaabo

0

Wariyaasha ayaa xalay looga yeeray Xarunta looga arimiyo dalka Somaaliya iyagoo lagu Wargeliyay in la magacaabi doono Gollaha Wasiirada Somaaliya balse markii dambe dib u dhac uu ku yimid.

Ilaa hada lama oga sababta mar kastab dib u dhigeysa magacaabista Gollaha Wasiirada Somalaiya balse Wararka qaar ayaa waxay sheegayan in Wadatashiyo kala duwan uu la sameynayo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo)

Sidoo kale caqabada kale ee jirta ayaa ah in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya kuwas oo doonaya in ay ka soo dhex muuqdaan Gollaha Wasiirada Cusub ee Somaaliya.

NO COMMENTS