Warar Wararka

Nabadoon mudo afduub loo heestay oo la dilay(Akhriso Magaca)

Al-Shabaab ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa Gobolada Mamaulka Koonfur Galbeed.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Nabadoon Cismaan Diinle,waxa uuna kamid ahaa 135,ta Oday Djaqameed ee wax ka soo dhisay Baarlamaanka Somaaliya,gaar ahan kuwii lagu doortay Magaalada Baydhabo.

Sidoo kale Nabadoonka ayaa la sheegay in mudo todobaad ah uu Al-Shabaab Gacanta ugu jiray Islamarkaana afduub ahaan ay u heesteen,iyagoo gacanta ku dhigay xili uu ka tagay degmada Afgooye ee isla gobolkaasi Shabellaha Hoose.

Majirto ilaa iyo hada cid ka hadashay dilka Nabadon Cismaan diinle,oo siweyn looga hadal haayo dilkiisa.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com