Warar Wararka

Qaban qaabadii u dambeysay oo ka socota Madaxtooyada Somaaliya

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee ku aadan Magacaabista Gollaha Wasiirada Somaaliya ayaa ka socota Gudaha Xarunta Madaxtooyada Somaaliya.

Mashquul farabadan ayaa laga dareemayaa Madaxtooyada,iyadoo Shacabka Somaaliya ay mar walba sheegayaan in goordhow lagu dhawaaqi doono wallow weli aan la magacaabin.

Masuuliyiin Cusub ayaa ka soo dhex muuqan doona Gollaha wasiirada iyo waliba sidoo kale Masuuliyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.

Wixii ku soo kordha kala socda Wararkeena soo socda Insha Allaah.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com