Warar Wararka

War Deg Deg ah:Dil goordhow ka dhacay M/Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Caawa maqribkii waxay qeybo kamid ah degmada Yaaqshiid ku toogteen qof kamid ah dadka degamda Yaashiid iyagoona goobta ka baxsaday.

Dilka ayaa ka dhacay Isgoyska Afarta-Darjiino ee degmada Yaaqshiid,Kooxda dilka fulisay ayaa wadatay Mooto Bajaaj,waxana la sheegay in Sadax Xabadooda madaxa kaga dhuftay,waxana Ninka la dilay Magaciisa lagu soo koobay Amadi.

Majirto ilaa iyo hada cida ka dambeeysa dilka Ninkaas iyo waxa uu ahaa,wxana xusid mudan in uu qeyb ka yahay dilalka ka dhacaya Magaalada Muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodanan.net

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil