Dhageyso:-Arimo ku soo kordhay dhacdo dhawaan ka dhacday Badda dhexdeeda

0
1

Walaac ayaa laga muujiyay dhibaatadii dhawan ku dhacday Muwaadiniinta Somaaliyeed kadib markii Doon ay saarnaayeen Gantaal lagu dhiftay xili ay ku sii jeedeen dalka Suudaan.

Mid kamid ah Wiil la dhashay dadkii ku geeriyooday Doontaas ayaa sheegay in Walaalkiis uusan ku ogeen in uu tahriibay,balse uu ku haleynayay in uu joogo Magaalada boosaaso markii uu maqlana aad uga xumaaday.

Isagoo Wajigiisa laga dheehan karo sida uu uga xun yahay falkaas ayaa waxa uu Wareysi siiyay Radio Danan isagoo kaga hadlay dhinacyo badan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Riix Halkan

NO COMMENTS