Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Arimo lala yaabay oo ku soo kordhay deegaanada Somaaliland

Deegaanada uu ka arimiyo Maamulka Somaaliland maalmihii la soo dhaafay waxa ku soo korortay arin daka ku nool aay aad ula yaabene taas oo ku aadan in Kilyaha lagala baxo Caruurta.

Cabdiraxmaan Siyaasi oo kamid ah Waxgaardka Magaalada Boorame ayaa shaaca ka qaaday in daka ku nool Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama ay hadal hayan islamarkaana Caruurta Afka iyo Sanka wax loo marinaayo taas oo ugu dambeen keneysa in Kilyaha lagala baxo.
Sidoo kale isagoo sii hadlayay ayaa waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Cabsida soo wajahday dadka ku nool Magaalooyinka Boorama iyo Hargeysa ay gaartay in aan Caruurta banaanka u soo bixin.

Marka laga soo tago Xadista Caruurta ayaa arinta sida aadka ah loo laala yaabo ayaa ah in Caruurta qaarkood dhiiga laga miiraanaayo intaas kadibna Kilyaha lagala baxayo,waxana weli jirin wax War ah ay ka soo saareen Mauuliyiinta Mamulka Somaaliland.

Hoos Ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil