Warar Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan dalka Kenya(Sababta)

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in Todobaadkaan Gudihiisa uu safar ku tago Magaalada Neyroobi ee dalka Kenya.

Mudane Farmaajo,ayaa Maalinta Khamiista ah ee soo socota tagi doona Dalka Kenya isagoo halkaasi uga qeybbgeli doona Shir looga hadlayo Arimaha Qaxootiga kaas oo ay yeelan doonaan Madax ka socota dowladdaha ku ideysan Urur goboleedka IGAD.

Shirka ayaa inta uu socodo waxaa looga hadli doonaan arimaha Qaxootiga iyadoo ay xusid mudan tahay in Kenya oo shirkaan martigelineysa ay ku nool yihiin Kumnaan Qaxooti Somaali ah.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com