Warar Wararka

Akhriso:Hogaamiyaha Maamulka Puntland oo Xilka ka qaaday Masuul Caan ah

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Duceysane waxa uuna sheegay in markuu eegay arimo badan ay keentay in Xilka uu ka qaado Agaasimihi Ladagaalanka Burcad badeda Puntland.

Hoos ka Akhriso

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil