Audio Warar Wararka

Dhageyso:Maamulka Dagmada Kaaraan oo beeniyay in Xalay Falal lidi ku ah Degmadiisa ay ka dhaceen

Xalay ayey aheyd Markii la sheegay in Ruur dumar ah lagu dilay dagmada kaaraan ee Gobolkan Banaadir sidoo kala weerar culus lagu qaaday saldhiga dagmadaasi,hayeehsee Axmed meyre makaraan gudoomiayah dagmada kaaraan oo la hadlay idaacada Danan ayaa meesha ka saaray in saacdihii la soo dhaafay gudaha ay ka dhaceen falal lid ku ah amniga ,waxa uuna xusay in talaabo adag laga qaadi doono cid walba oo ay ku lug yeelata wararka laga tabiyay dagmada kaaraan.

Xalay ayeey aheyd markii ay soo baxeen warar sheegayay in weerar qasaaro gesytay lagu qaday saldhiga dagmada kaaraan sidoo kalana gudha dagmada lagu dilay ruux dumar ayheyd goobtana ay ka baxsadeen ragii faflalkaasi ka dambeeyay .

Hasa yeeshee xiriir arimahaasi maamulka dagmada karaan ay kala sameysay idaacada Danan ee magaalada muqdisho ayeey guud ahaan ku beeniyeen .

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com