Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Hadal uu sheegay Madaxweynaha Somaaliya oo laga jawaabay

Maamulka Magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawan ka soo yeeray Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).

Madaxweynaha Somaaliya ayaa dhawan shaaciyay in Xukuumadiisa ay qeyb weyn ka qaadan doonto xalinta dagaalkii iyo xiisada u dhaxeyso Puntland iyo Galmudug ee soo laab laabatay.

Duqa degamda Gaalakcyo Maxamuud Yaasiin Axmed (Tumey) oo War-baahinta la hadlay ayaa sheegay in ay soo dahweynayan hadalka ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo islamarkaana qalad kasta oo dahca ay ku qanacsan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil