Sports

Real Madrid, Barcelona iyo Chelsea Oo kuwada Dagaalamaya Xidig U Cayaara Kooxda As Monaco

kooxda kubada cagta ee Chelsea (The Blues) oo olole weyn ugu jirta ku guuleysiga koobabka ugu waaweyn qaaradaasi yurub sida koobka Uefa Champions League iyo Barclays Primier league ayaa dalab u dirtay weerayahanka kooxda Manoco Bernando Silva.

Macalin Antonio Conte ayaa aaminsan in xidigaan uu bedel u noqon karo Diego Costa oo laga cabsi qabo in uu kooxda ka tago.
sidoo kale waxa ay kooxda loolan adag kala kulmi doontaa kooxaha R madrid, Barcelona, Psg iyo Tottenham oo dhamaantood u hanqal taagaya hanashada xidigan heerka caalami.

si kastaba ha ahaatee As Manoco ayaa la aaminsanyahay in ay xidigan lumiyaan waa hadii ay helaan qiima lacageed gaaraya 80 miilion oo lacagta Euro.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil