Sports

Xidig Muhiiim U ah Kooxda Real-Madrid Oo Dhaawac Soo Gaaray

Laacibka madrid C.Ronaldo ayaa maanta dhaawac kaga maqnaa tababarka kooxdiisa Real-Madrid ay ugu diyaar galoobaayaan kulanka Champions League ee ay lacayaari doonaan kooxda Napoli kaas oo katirsan wareegga 16 aad lugtiisa 1aad.

waaxda caafimaadka ee kooxda ayaa sheegtay in Cristiano uu qabo dhaawac fudud lagana yaabo inuu seego kulanka habeen danbe balse ay macquul tahay in uu cayaaro todobaadka soo aadan.

sidoo kale kooxda waxa dhaawac kaga maqan danbeedkooda bidix Fabio Contarao kaas oo isagana laga yaabo inuu kulankan seego.

W/Q: Alifoow yare

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil