Audio Maqaalo Qormooyin Warar Wararka

Dhageyso:Warbixin laga diyaariyay Kaamka Weeydoow+Sawiro

Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee Somaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa isasoo tarayay dabaaldegyada iyo baaqyada kala duwan ee loo jeedinaayo Madaxweynaha Cusub ee Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoysas ka soo barakacay qeybo badan oo kamid ah gobolada dalka Somaaliya islamarkaana ku jira kaam weydoow ayaa waxay dhigeen dibadbax isugu jira taagerid iyo mid cabasho ah oo ay u dirayaan Madaxweyne Farmaajo.

Boqolaal kamid ah dadka barakacayasha ah eek u sugan kaamka weeydoow ayaa dibadbaxooda waxaa ka muuqday mid ay ku doonayaan in lagu caawiyo maadaama sida ay sheegeen afartii Sano ee Xasan Sheekh dalka maamulayay aysan helin wax gargaar ah.

Qaar kamid ah Banaanbaxayasha ayaa waxy ugu baaqeen Madaxweyne Farmaajo

Hadaba Wariyaheena Yuusuf Maxamed Axmed Saxafiyare oo booqday kaamka weeydoow islamarkaana ka qeyb galay dibadbaxas ayaa Warbixintan inooga diyaariyay.

Hoos Ka Dhageyso kana Daawo Sawirada
Riix Halkan

Sawiro

120103_001

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil