Sports

Mustaqbalka Wenger Ee Arsenal Oo Mugdi Sii Galaya

macalinka kooxda Gunnerska ee kadhisan magaalada London ee gudaha dalka England ayaa waqtigan ku sugan xaalad adag iyadoona la filayo in laga ceyriyo kooxda hadii aan wax uusan ka badalin qaab ciyaareedka kooxda,kooxda ayaa isku diyaarineyso kulan adag oo ay ka hor tagi doonto kooxda reer Germany ee Bayern munichgen kulan katirsan wareegga 16 ee koobka Champions League waxaana laga doonayaa wenger in uu kasoo gudbo wareegan.

si kastaba ha ahaatee kooxda waxa waqtigan lala xariirinayaa macalinka leeyliya marwada duqda ee juventus Massimilliano Allegri.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil